antonio valencia

Ciyaartoyga udhashey dalka Ecuador ee uciyaara naadiga Manchester united Antonio Valencia ayaa faallo gaaban ka bixiyey ciyaartoyga da’da yare e kusoo biirey naadiga Manchester united Ashley young, young oo kayimi naadiga aston villa ayaa waxa uu Valencia kayidhi “ Ashley young waa ciyaartoy tayadiisu aad u sarreyso, waana ciyaartoy saacidi kara sanadka danbe naadiga”

Mar laga weydiiyey Antonio Valencia warar sheegaya in ey aad udanaynayaan naadiyaal faro badan oo kala ah juventus iyo realmadrid waxa uu kujawaabey “ wararkaa dheg udhigi maayo waxaan u arkaa anigu wax saxaafaduhu ey iska qorqoreen uun, waajibka hadda isaarani waxa weeye in aan wadankeyga hooyo aan ujihaado si aan meel fiican uga gaadhno coppa America”

 

About these ads