Category: Dhacdooyinka dunida


 Wadamada adduunka loogu dalxiiska badanyahay iyo sidey ukala horreeyan

NO Wadanka Qaaradda 2010 2009
1 Egypt Afrika 81.9 Million 79.1 Million
2 France Europe 59.8 Million 58.2 Million
3 USA North America 56.0 Million 51.1 Million
4 China Asia 54.7 Million 49.6 Million
5 Italy Europe 43.7 Million 41.1 Million
6 Great Britian Europe 30.7 Million 30.1 Million
7 Germany Europe 24.4 Million 23.4 Million
8 Ukriane Europe 23.1 Million 18.9 Million
9 Turkey Europe 22.2 Million 18.9 Million
10 Mexico North America 21.4 Million 21.4 Million

Magaalooyinka adduunka loogu dalxiiska badanyahayna iyo sidey ukala sarreeyaan waa kuwan:

NO Magaalada Wadankay kutaallo 2009
1 Madrid Spain 20.0 Million
2 Paris France 14.8 Million
3 London England 14.1 Million
4 Singapore Singapore 9.7   Million
5 kuala lumpur Malaysia 9.11 Million
6 Hong kong China 8.95 Million
7 New York USA 8..07 Million
8 Bankok Thailand 8.45 Million
9 Stanbul Turkey 7.51 Million
10 Dubai UAE 6.81 Million
11 Shanghai China 6.29 Million

 

 

 

Sanadka Dhacdadii
13 july 1995 Ratko Mladic madaxweynihii hore ee Serbia ayaa gumaad iyo xasuuq ba’an u geystey muslimiintii ku nooleed Bosnia magalada Srebrenica taas oo keentey in lalaayo boqolaal muslimiin ah oo halkaa ku nool

13 july 2006 xisbullah ayaa afduubatey laba askari oo dhashey dalka isreal, 8 kalane dishey taas oo keentey dagaal dhex mara xisbullaha iyo dawladda Israel, dagaalkaas oo fashiliyey awoodda isreal kuna hungowdey in ey gacanta ku dhigto jabhadda xisbullah

 

13 July 2008 Madaxweynihii dalka masar xusni mubarek iyo madaxweynaha dalka fransiiska Nicole sarakozi ayaa heshiis ku gaadhey magaalada paris, heshiiskan oo looga gundo lahaa sidii ay uhor kici lahaayeen oo umaamuli lahaayeen wadamada ku bahowba badda middeterianka.

 

13 july 1837 Boqoradii dalka ingiriiska Victoria aya uguurtey qasriga ka dhisan magaalada Buckingham, qasrigan oo lagu magacaabo Bukingham Palace. Qasrigan oo ilaa xattan aan ah guriga boqortooyada ingiriiska
13 july 1930 ayaa wadanka uruguey waxa ka qabsoomey oo ka bilowmey wadanka Uruguay koobkii adduunka, koobkaas oo ku guuleysatey isla wadankii martiyey “Uruguay”

 

 


Boqorka iyo boqoradda ingiriiska william iyo kata ayaa yimi xarunta filimaanta ee maraykanka halkaas oo loogu sameye casho sharafeed, iyaga oo ku sugna magaaladaa 3 maalmood ayaa halkaa waxay kula kulmoon jilayaan farobadan oo katirsan Hollywood-ka waxaana kamid ahaa jennifer lopez, tom hanks, nicole kidman, jack black iyo kuwa kaloo farabadan

Halkan ka daawo sawiradii xafladaas

Gabadhan oo uciyaarta xulka dalka sweden laguna magacaabo Josefine Oqvist ayaa waxa ay funaanadii ay gashneed ubedeshay mid kamid ahaa taageerayashii ciyaarta daawanayey.

Ciyaartan oo kamid ahayd world cup (women) oo kasocda dalka germanay ayaa dhacdadan layaabka lahi dhacdey kadib markii xulka dalka sweden oo hal goal iyo waxba kaga adkaadey dalka north korea.

Waakan Video-gii

Continue reading

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.