waxay qorsheeyeen madaxda naadiga Bayern munich in ey “samir nasri” keenaan garoonka alianz Arena xilli ciyaareedka soo socda

Samir Nasri

halka naadiga arsenal-na uu ku dhawaaqey in samir nasri iyo ciyaartooyo kaloo farabadan oo katirsan naadiga arsenal ey suuqa kala iibsiga yaallaan oo ey fasixi doonaan sida ciyaartooyada “Andry Arshavin iyo Cesc Febregas”

Mulkiilayaasha iyo madaxda naadiga bayern munich waxay baadhayaan ciyaartoygii ubedeli lahaa Hamid altintop oo u wareegaya realmadrid, wararkale ayaa iyaguna sheegaya in Frank Ribery uu kasii jeedo naadiga lana iibin doono

Bayern Munich oo sanadkan aan soo hooyin wax cupka ah taasoo ku kalliftey in ey erido tobabareheedii “Luis Van Gaal” iyo in ey sanadka soo socda ey sifiican ugu diyaar garoobaan oo ey ciyaartooyo cusub soo gataan