Mulkiilayaasha Naadiga Manchester city ayaa raba sidii ey naadiga ugu soo biirin lahaayeen ciyaartoyga reer barcelona “Xavi Hernandez” 

Wargeysa kasoo baxa dalka enland laguna magacaabo “DAILY MIRROR” ayaa waxa uu faafiyey in naadiga manchester city oo ey leeyihiin mulkiilayaal udhashey dalka emirate-ka carabta in ey naadiga kusoo kordhiyaan ciyaartoy khibrad iyo waayo aragnimo leh sida “Xavi Hernandez” oo kale, si ey sanadka danbe uga soo hooyaan champions league guulooyin fiicfiican

waxaa xusid mudan in Xavi Hernandez lagu tilmaamo dhexda dunida ugu khatarsan wakhtigan lajoogu, naadigiisa barcelona iyo xulka dalka spain-ba u horseedey guulo iyo cups faro badan.