Jarmain Defoe

 

weeraryahanka u dhashey dalka england kana safta naadiga Tottenham Hotsper ayaa waxa uu caddeeyey in uu jecleystey ka tegitaanka naadiga Tottenhan, waxaana uu shardi uga dhigey waa haddii aan booska aan kaciyaaro waayo

Jarmain Defoe oo boos kawaayey naadiga tottenham sanadkan, defoe ciyaaraha sanadkan uu ciyaarey naadiga tottenham wey tirsanyihiin goalasha uu dhaliyeyna kama badna afar goal oo kaliya, waxaana u sabab ah isagoo badanaa fadhiya bakiinka