luis figo

Wargeyska “Sport” ayaa waxa uu sheegey in “luis Figo” oo reer barcelona uyaqaanaan “khaayin” in uu soo taageerayo naadiga barcelona ciyaarta kaba danbaysta ah ee champions league

Luis Figo oo taageerayaasha reer barcelona eyna jecleyn ayaa haddana waxa uu isagu sheegey in uu soo taageeri doono, wakhtiyadii aan kaciyaari jirey naadiga barcelona waxay ahaayeen wakhtiyo aan la ilaabi karayn

jose mourinho oo isna raba in luis figo lagu bedelo madax soo iibinta ciyaartooyada realmadrid “valdano”

gabagabadii waxa uu sheegey luis figo ” 28 may waxaan jeclaysanayaa oo aan soo taageerayaa naadiga barcelona, aniga oo og in taageerayaasha naadiga barcelona eyna i jecleysan “