Computer network

Computer network horta wax lacuna maaha ee waa cilmi kamida computer science, science markeynu leenahay hamoodin in eynu kahadleyno biology, physics iyo chemistry ee computer science waxa weeye waa cilmiga barashada computer-ka iyo technologyiyada

Badanaa computer network waxaa loo soo gaabsadaa kalmada Network oo qudha, haddaba network waa maxay? 

Network waa isku xidhka laba computer, saddex computer iyo inkabadanba, kudarsoo la isku xidhi mayo computers oo qudha ee waxaa kujira qalabyo kale sida (hub-switch-router) iyo wixii la halmaala, faaiida kujirtaana waxa weeyesi si ey wadaagaan files iyo data kadhaxeysa 

sida ay iskugu xidhanyihiin labadan computer bal ila eega

two computers connected together

laba computer wixii kabadan sida la iskugu xidhaana waa sidatan

more computer and devices that are connected together