Robin Van Persie


Wargeyska kasoo baxa dalka england laguna magacaabo “Metro Newspaper” ayaa waxa uu shaaca ka qaadey in weeraryahanka naadiga arsenal “Robin Van Persie” dalabyo farabadani uga yimaadeen naadiyaasha kala ah Barcelona, bayern munich iyo Acmilan

madax katirsan naadiga arsenal oo uu kamid yahay tobabaraha naadiga “arsene Wenger” ayaa ku faraxsan dalabyada uga imanaya naadiyaash sababtoo ah Robin Vanpersie waa ciyaartoy dhaawac badan oo sanadka waxa uu ciyaaraa uun badh kamida, xilligan lajoogana waxaa laga siisanayaa lacag udhiganta

waxaase meesha kabaxsan van persie kamoo hadlin in uu ku faraxsanyahay ama uu ka naxsanyahay joogitaanka naadiga arsenal, fasaxidiisa iyo joogitaankiisuna waxay gacanta kujirtaa tobabaraha naadiga arsenal “arsene wenger”