Andoni Zubizarreta

1. Andoni Zubizarreta  

Andoni zubizarreta waxaa lagu tirayaa in uu kamidyahay goolwadayaashii ugu wanaagsanaa wadanka spanish-ka gaar ahaanna naadiga barcelona, waxa uu kamid ahaa ciyaartooyadii qaadey champions league ugu horreeyey ee ay qaado naadiga barcelona waxaana uu ka ahaa kabtan.

 

 

 

 

 


Dani Alves

2. Daniel Alves

Daniel Alves oo ninka qudha ee aynu odhan karno barcelona guusheeduba isagey lasocotey, intuu yimi daniel alves waxyaalo farabadan ayaa iska bedeley difaacoo dhisma iyo weerarka uu caawiyo, Daniel ALves oo ciyaartoygii koobaad ee lakeeno markii uu qabsadey naadiga Pep Guardiola

 

 

 

 

 


Carles Puyol

4. Carles Puyol

Carles Buyol waxaa lagu naaneysaa in uu yahay libaax, waa kaptan naadiga, badanaa hadduu naadiga kamaqanyahay wax badan ayey tabtaa tusaale ahaan waxa uu maqnaa ciyaartii realmadrid ee cupdelerey, ciyaartaasna koobkii waa laga horqaadey

 

 

 

 

 

KOEMAN

KOEMAN

5. Ronald koeman

waxa uu ahaa difaacyahan ilaahey kumanneystey waxa uu kasoo jeedey dalka holland, waana ninkii dhaliyey goalkii ey ku qaadeen champions league 1992

 

 

 

 

 


Geaofani

3. giovanni van bronckhorst 

giovanni van bronckhorst waxa uu ku dheereen jirey boos qaadasha iyo kubbadiisa oo meeleen jirey waxa uu kula guuleystey naadiga barcelona champions league 2006

 

 

 

 

 

 

Xavi

6. Xavi Hernandez 

waa shakki la’aan in uu yahay dhexda dunida ugu qaalisan wakhtigan hadda lajoogo,

barcelona uu kaga jiro dhexdii ugu wanaagsaneed ee soo marta abidkeed

 

 

 

 

 

 

DECO

 

 

 

8.Anderson Deco 

waa ciyaartooyadii ugu qaalisanaa ee soo mara naadiga barcelona,

waana ciyaartoy lagu tilmaamo in uu yahay ninkii uhorseedey in barcelona

kubbadda fiican waxaana lagu tilmaamaa ninkii baray Xavi hernandez.

 

 

 

 

 

Andres Iniesta

7.Andres Iniesta

Andres Iniesta oo taariikh wanaagsan ku leh naadiga barcelona waxaan lagu ilaabi karayn goolkii uu kadhaliyey naadiga chelsea 2009

 

 

 

 

Lionell Messi

11. Lionell Messi

 

Lionell Messi waa xiddiga caalamka ugu wanaagsan sannadadan danbe, haddii uu sidan kusii socdana taariikhda waxa uu ka geli doonaa baal dahaba

 

 

 

 

 

Ronaldinho

10. Ronaldinho

Ronaldinho waa ninka loo tiiranaayo horumarka naadiga barcelona sameysey sanadadan danbe,  waxa uu horseedey in uu naadiga kor usoo qaado markii uu yimi naadiga waxay kujireen kaalinta 16-aad waxaana uu soo gaadhsiiyey in uu kadhigo naadiga adduunka ugu wanaagsan

 

 

 

 

 

Samuel Eto'o

9. Samuel Eto’o

weeraryahanka qaaradda africa, waa weeraryahankii ugu wanaagsanaa ee soo mara naadiga barcelona waxa uu ahaa nin guusha lajecel markasta kooxdiisa kana dhiman jirey guuldarada