Dimitar Berbatov

Dimitar Berbatov oo udhashey dalka bulgaria una ciyaara naadiga manchester united ayaa go’aan kama danbeys ah ka gaadhey naadiga manchester, waxaana uu saxaafadaha usheegey in uu kasii jeedo garoonka old trafford, arrintanna waxa uu sabab uga dhigey kadib markii sir alex ferguson uu soo safi waayey ciyaartii kama danbeysta ahayd ee dhex martey naadiga manchester united iyo barcelona taas oo ey naadiga manchester united guuldarro kala halooshey

Berbatov oo dhaliyey 21-goal intii uu socdey premier league dalka ingiriisku lana gudoonsiiyey jaaisadda “top scorer” ayaa haddana tobabaraha naadiga manchester united waxa uu kadoorbidey Chicharito oo yimi league intiisii danbe

Rooney iyo chicharito oo sifiican isulaqabsadey ayaa ah sababta uu uga tegaayo naadiga manchester united dimitar berbatov