Ciyaartooyada naadiga Barcelona iyo taageerayaashooda oo ey wehiliso fannaanada caanka eh ee SHAKIRA ayaa dabaal dag aan hore loo arkin ku qabtey kheyriyadda (fagaaraha) magaalada Barcelona

Xafladdan oo ey aad uga muuqdeen David villa, pedro Rodriguez xavi Hernandez iyo weliba Gerard Pique oo ah saaxiibka cusub ee Shakira

Shakira oo kaqaadey xafladda heeeso soona bandhigtey jaas aan hore loo arag oo aan lamaqlin

Shakira

This slideshow requires JavaScript.