ila qosol

Ninbey gabadhiisu aad u kulayleed, ninkaasi waxa uu isku dayey in uu gabadhaasi uu dajiyo, sifiicanna uwada dhaqmaan si ey familygu burbur iyo fawdo uga badbaado, oo ubadku ayna udayacmin

markii u danbeysey ee uu ka quustey ucaqli celinteedii ayaa waxa uu yidhi ilaahey caadilsanaa waaba ka caasha abuurey — cimrigaaga adhaxda laga jebi — caashey coomaado — cagaha ayuu wax kadayey dibna odeygii looma arag