FC BARCELONA

Xidhiidhka kubadda cagta ee adduun weynaha marka magacooda lasoo gaabiyana ladhaho FIFA ayaa waxa soo saareen kala sarreynta naadiyaasha adduunka, waxayna ku saleeyeen intii uu sanadkan 2011 socdey

Waxaana kaalinta koobaad kaga jira naadiga Barcelona oo hanatey horyaalka spanishka iyo weliba horyaalka champions league, halka naadiga realmadrid ey kaalinta labaad soo gashey oo sanadkan ku guuleysatey cup delerey

Waxaa kaalinta saddexaad nasiib ulehey oo lagudoonsiiyey naadiga FC porto oo kadhisan dalka Portugal, naadiga oo sanadkan soo hooyey guulo farabdan, kuna guuleystey  European cup, portugese league iyo weliba cupka boqorka

Halka ka akhriso sida loo kala sarreeyo

  1. 1.       Barcelona
  2. 2.       RealMadrid
  3. 3.       FC Porto
  4. 4.       Manchester united
  5. 5.       Manchester city
  6. 6.       Villareal
  7. 7.       Intermilan
  8. 8.       Dynamo Kiev
  9. 9.       Schalka 04
  10. 10.   Velez sarsfield (argentina)