david villa


David villa oo kutilmaamey sanadkii uu ugu fiicnaa intuu kubadda ciyaarayey isagoo ku guuleystey koobab hore ugu maqnaa CV-giisa sida cupka champions league, iyo weliba Spanish league

Markaan Barcelona imanayey umaan malayney in aan waxan oo koobab ah in aan ku guulasanayno se sanadkan waxaanu soo hoyney guulo farabadan, inkastoo lanaga qaadey koobka cupdelerey-ga

Warkan waxa uu ku faafiyey websitekiisa gaarka ah waxaana uu yidhi “ waa riyo aan kuriyoon jirey in aan ku guuleysto koobab noocan oo kale ah, aadbaanan ugu faraxsanahayna annagoo sanadka bilowgiisii ilaa dhamaadkiisii wixii hawlo nooyaaley gudaney”

Intaa waxa uu kudarey david villa “ciyaartoygu waa in uu naftiisa hor mariyaa si uu ugaadho guulo noocan oo kale ah, waxaan jecelahay in sanadka danbana ey guusho sidan usii socoto”