cesc fabregas

War ufaafiyey wargeyska the sun ee kasoo baxa dalka England cadadkiisii ku beegnaa maanta oo jimc ah ayaa waxay ku sheegeen in naadiga RealMadrid ey udooneyso ciyaartoyga naadiga arsenal uga safta khadka dhexe “cesc febregas”

Qiimaha iyo lacagta ey ku doonayaana ey dhantahay 50 million oo euro ah, qiimahan oo ah qiimaha ey arsenal ku gadayso ciyaartoygan iyadoo waa hore sheegtey in naadigii doonaya cesc febregas uu layimaado lacag gaadheysa 50 million

Waxaa kaloo wargeysku sheegey in mulkiilaha naadiga realmadrid florentino perez uu rabo in uu ku wiiqo oo uu ku carqaladeeyo naadiga Barcelona sababtoo ah waa ciyaartoyga qudha ee naadiga Barcelona ey sida aadka ah urabto