mario gomez

Ciyaar kamida isreebreebka euro 2012 ayaa wadanka germany waxaa usuurto gashey in ey kaga adkaadaan wadanka Austria 2-1, labada goalba gemany waxaa usaxeexey ciyaartoyga uciyaara naadiga Bayern munich Mario Gomez

Qaybtii hore ciyaarta waxaa kuhormarey Mario Gomez markey daqiiqadu ahayd 44 M, se markii la isku soo noqdey qaybtii labaad ayaa wadanka Austria waxay keeneen goalkii barbar dhaca ahaa daqiiqadii 50-aad, goalka 2-aad waxaa saxeexey isla ciyaartoygii goalka hore udhaliyey germany Mario Gomez daqiiqadii ugu danbeysey ciyaarta

Guushan oo usuurto gelisey wadanka germany in ey lahoydaan 16 dhibcood lix ciyaarood gudahood oo ey ciyaareen euro 2012, hal ciyaar oo danbe haddey badiyaana waxay toos utegeyaan euro 2012

Wadanka ugu soo dhawow xagga dhibacaha waa wadanka belguim oo xalay barbarro dhac lagalay wadanka turkey 1-1