wayne rooney

Ciyaaryahanka kooxda manchester united wayne rooney ayaa xaqiijiyey inuu timo isku beerayo si uu usoo celiyo muuqaalkiisii hore isla markaan uu ula dagaalamo bidaarta

warkan ayuu ciyaaryahanku kuxaqiiyey pagekiisa uu kuleeyahay Twitter isagoo sheegaya in uu faraxsanyahay natiijadii uu ka arkey timihii lagu soo tallaaley oo uu tagey xarun kutaalla magaalada london inaan xaqiijiyey dhammaan dadka ila socdaa waxaan isku tallaalley timo maxaa ii diidey sababtoo ah anigu 25 jir ah ayaan bidaar yeeshey ayuu yidhi rooney