Jose Mourinho

Tobabaraha naadiga realmadrid oo ku magacaaban in uu yahay tobabarah dunida ugu wanaagsan ayaa booqosho ku yimi wadanka Qatar gaar ahaan akaadimiyadda ladhaho asphalt

Jose mourinho oo kasoo jeediyey xoogaa lecture ah oo talo ah iyo sexeexyo uu sameeyey, ayaa waxa uu aad uladhacay akaadimayadda iyo sida ey ushaqayneyso

Jose  mourinho oo isu diyarinaya sanadka danbe sidii uu uhormarin lahaa naadiga realmadrid ugana dhigi lahaa naadiga dunida ugu wanaagsan

Halka ka daawo sawirada

Jose Mourinho

 

 

 

Jose Mourinho

 

 

jose

Mourinho

Jose Mourinho