maahmaah carbeed ayaa tidhaahda “وراء كل رجل عظيم امرأة”  macneheeduna ey tahay qof kasta oo dunidan taariikh kuleh waxaa kadanbeeye gabadh wanaagsan oo cadiima

sidaa daraadeed waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa qaar kamid ah ciyaartooyada ugu cadcad labada naadi ee adduunka ugu cadcad barcelona iyo realmadrid