HTML-ku waa maxay?

Kalmadda HTML waxay ka taagantahay kalmadan ah (HyperText Markup Language), HTML waa luuqad loogu talagay in lagu design gareeyo Webpages

HTML-ku maaha luuqad lagu samayn karo barnaamij ama software sida JAVA, VB.NET iyo C++, waa luuqad fudud oo muddo gaaban lagu baran karo, badanaa mawadato code faro badan umana baahna compiler software.

HTML waxa uu leeyahay <TAGS>, tags waxay leeyihiin meel ey ka bilowdaan iyo meel ey kudhamaadaan tusaale ahaan sidan oo kale

HTML qaybihiisa ugu waaweyniba waa inta sawirka ka muuqata oo kala ah

1. HTML tag – waxa uu kuu samaynayaa html tag page kusoo kacaya luuqadda HTML-ka.

2. HEAD tag – waa qayb kamida HTML-ka waana qaybta sare ee header.

3. TITLE tag – waxa uu hoos tagaa HEAD waana qaybta loogu talagalay cinwaanka uu yeelan doono page-kaagu.

4. BODY tag – waxa uu hoos tagaa HTML-ka waana qaybta lagu qoro code ugu farabadan ee uu yeelan doono page-kaagu.