Wembley

 Xidhiidhka kubadda cagta Europe ee marka magacooda lasoo gaabiyo ladhaho UEFA ayaa ku dhawaaqey maanta oo khamiis ah in garoonka Wembley ee kadhisan magaalada London lagu qaban doono champions league final 2013, halka garoonka Amsterdam arena lagu qaban doono Europpa league

Labada naadi ee ku guuleysta labadaas cup ee eynu soo sheegneyna waxay ku kala qaadi doonaan supper cup garoonka Praga ee caasimadda Czech Republic “Eden Stadium”

waxaa kaloo xusid mudan in champions league final 2012 lagu qaban doono garoonka Bayern munich alianz arena ee kuyaalla magaalada munich, halka europpa league lagu qaban doono magaalada Bucharest ee wadanka Romania

supper cupka europ-na waxaa lagu qaban doonaa garoonka manoco ee dalka france