xiddiga caalimiga ah ee cristiano ronaldo ayaa shalay galabtii gaadhey madaarka stanbul ee caasimadda dalka turkey, waxaa layaab leh isla markii uu madaarka kasoo degeyba waxaa kusugeyey dibbada kumanaan kun oo qof oo doonoya aragtidiisa, taas oo kalliftey in uu hotelka uu degi lahaa uu ku tagaba helocapture

Halkan kadaawo sawira — markaad rabto in aad weyneyso click kudhufo sawirka