Mesot Ozil oo lagu tilmaamo inuu kasoo jeedo qoys muslim ah ayaa haddana beryahan danbe waxa soo ifbaxaysa in uu yahay dadka muslimka afka oo qudha ka sheegta ee aan la iman waajibka dintu farayso …. horena waxaa looga hayey hadal ah in uu yidhi ma soomi karo bisha ramadan, mar laweydiiyey ma soomeyaa ramadanta? waxayna ku beegneed xilligaasi markii uu yimi naadiga realmadrid taas oo kuu caddeyneyse wax yaallo farabadan