TOmas Ujfalusi

Difaaca kooxda athletico madrid ee tomas ujfalusi ayaa xalay si lama filaan ah ugu biiray kooxda galatasaray ee ka dhisan dalka turkiga heshiis mudadisu tahay 2 sono.

wakiilka ciyaartoygan ayaa xaqiijiyey in ujfalusi uu si rasmi ah ugu biiray kooxda reer turki ee galatasaray, sidoo kale kooxda ayaa website-keeda ku xustey in xidigan ay filanaayeen in uu katago naadiga.

ujfalusi ayaa noqonaya ciyaartoygii labaad ee la hadal hayo inuu kooxda ka tagay iyadoo hore loogu xidhiidhinaayey goolhayahoodii david de ge akooxaha horyaalka ingiriiska ka ciyaar gaar ahaan kooxda manchester united.