ashley cole

Ashley cole oo beryahan danbe ku tala jira in uu hawagedis sameeyo oo uu guuro xaggaa iyo wadanak spain, si uu midkood uun ugu ciyaaro labada naadi ee ugu waaweyn wadanka spanishka [Real Madrid & Barcelona].

Mid kamida saaxiibada Ashley cole ayaa wargeyska the sun usheegey in ashley cole oo beryahan danbaba damacsanaa oo uu rabay in uu gabadhiisa usheego in ey uguuri doonaan spain.

Ashley cole oo qaata mushahar 150,000 euro per week, waxaa kaloo jab kataaganyahay cashuurta wadanka spanishku wuu ka badanyahay wadanka England.

Sidaa daraadeed waxaa laga yaabaa in Ashley cole uwareego naadiga RealMadrid oo uu tobabare uyahay jose mourinho oo ey aad iskugu dhow yihiin Ashley cole.