Rafeal Varane

Raphael varane oo berritoole si kama danbeys ah uga soo degi doona madaarka Madrid si uu ugu biiro naadiga realmadrid.

raphael varane oo uyaallaan laba hawlood oo kala ah mid waa in lasoo mariyo qaybta caafimaadka takalana ey tahay in uu ka baadho guri uu dego magaalada Madrid.

raphael varane waxa uu saxeexey heshiis dhan ilaa 2016 in uu uciyaari doono naadiga realmadrid,  sanadka danbana waxa uu qaadan doonaa mushahar ahaan 1 million oo euro ah, raphael varane waxa lasoo siistey lacag gaadheysa 10 million oo euro ah