goolhaya naadiga liverpool iyo xulka dalka spain pepe reina ayaa caddeeyey in aanu kutala jirin in uu katago naadigiisa liverpool iyo garoonka anfield.

warkan waxa sheegey kadib markii warar ku tiri teyna ay sheegeen in katagayo naadiga liverpool una socdo naadiga athletico madrid si uubuuxiyo booska goolhaya athletico madrid david de gea oo isna laga yaabo in uu uwareego naadiga manchester united.

pepe reina waxa uu hadalkiisa kusoo gabagabeeyey “waan ogahay in naadiga athletico madrid ey doonayso goolhaye, laakiinse anigu kama tegaayo naadiga liverpool, liverpool waxaan kula jiraa heshiis gaadhaya 5 sano waana ku faraxsanahay joogitaanka magaaalada liverpool”