RiverPlate

boqolyo toban sano kadib markii la asaasey naadiga river plate ayaa waxa ey ku dhaadhacdey Serie B dalka Argentina halkaas oo ay sannadka danbe ka ciyaarto doono league labaad ee wadanka argentina.

waxaa sabab unoqdey in ay kudhacdo serie B kadib markii ey barbardhac 1-1 lagashey naadiga Cordoba ciyaartaas oo ahayd kama danbeys.

is aragii horena waxa uu kudhamaadey 2-0 ey guushu ku raacdey naadiga Cordoba sidaa daraadeed ayaa riverplet waxay ku guuldaraysatey in ey sii joogto SERIE A dalka argentina.

kadib markii ciyaarto dhamaatey ayaa murugu iyo oohin la isku daray dhamaan taageerayaashii fadhiyey garoonka ilaa ciyaartoygii iyagoo uremeysan la’a in ey ku dheceen Serie B.