Oscar Tabarez

Tobabaraha xulka dalka Uruguay Oscar Washington Tabarez oo udigay labada xul ee ugu adag copa America [Brazil & Argentina] , waxa kaloo uu intaa ku direy “hamoodina saadaalinta loo saadaaliyey argentina iyo brazil coppa America in ey runtahay oo ey sidaasi uun sax tahay, ee waxaa dhigi waxkasta oo suurto gal”

Sidoo ale Oscar tabarez waxa kaloo usoo jeediyey xulalka kala ah chile, Paraguay, Colombia iyo wadamada kale ee ka qayb galaya coppa America in ey awoodooda aaminaan oo ey ku seexdaan in ey qaadi karaan coppa America.