Sergio Kun Aguero

Weli waxaa socda wada hadal labada dhinacba ah oo udhexeeya naadiga athletico Madrid iyo juventus.

Juventus oo dooneysa weeraryahanka u ciyaara naadiga athletic Madrid Sergio kun ageuro kuna dooneysa lacag gaadheysa 30 million halka naadiga athletic Madrid ey leeyihiin waanu kuu iibineynaa 40 million.

Sidaa daraadeed xalka qudha ee uyaalla naadiga juventus waxa weeye waa in ey bixiso 30 million oo euro iyo weliba ciyaartoy kamida naadiga juventus, waxaana loo malaynayaa in uu ciyaartoygaasi noqdo Mohamed sissoko.