Lucio

Wargeysyada kasoo baxa dalka England ayaa saaka qorey in tobabaraha cusub ee naadiga Chelsea villa boas uu doonayo in la keeno naadiga lucio oo uciyaara naadiga inter.

Lucio oo hal sano uga hadhsantahay heshiiskii uu kula jirey naadiga intermilan, balse haddana villa boas waxa uu arkaa in lasoo iibsado lucio ey tahay lacag yar naadiga uu ugu fadhiyo qiimo weyn.

Waxay kaloo wargeyska daily mirror uu qorey in naadiga intermilan ku iibineyso Lucio 10 million oo euro ah, lacagtaas oo aanu ogalaan doonin mulkiilaha naadiga abrahamovic sababtoo ah lucio waa 33 jir waxaa laga yaabaa in uu kubadda sii ciyaari karo hal sano oo qudha ayuu ku aaneeyey abrahamovic.