sanchez & fabregas

 wargeyska kasoo baxa dalka spanish-ka ee lagu magacaabo “AS” ayaa waxa uu caddeeyey in mulkiilaha naadiga barcelona sandro rossel uu ku guuleystey sidii uu naadiga ugu  soo dari lahaa cesc fabregas iyo alexis sanchez, warkan oo uu sandro rosell sheegey  kadib maanta markii uu kasoo laabtey xafladii furiaanka coppa america.

waxa kaloo uu intaa ku darey in alexis sanchez uu kula heshiiyey lacag gaadheysa 27 million oo euro ah isaga oo udinesa ugu daraya ciyaartoy dheeraada una dheeryahay mushaharkiisii halka cesc fabregas laga siinayo 35 million oo euro.