waxaad sheegtaan:-

1. wadanka aduunka ugu xuduudaha badan iyo inta xuduud ee uu leeyahay?

2. waxaad kaloo sheegtaan shan aayaadood oo quraanka kamida oo midkii kastaaba kujiraan 10 qaaf (xarafka qaaf)?