Gabadhan oo uciyaarta xulka dalka sweden laguna magacaabo Josefine Oqvist ayaa waxa ay funaanadii ay gashneed ubedeshay mid kamid ahaa taageerayashii ciyaarta daawanayey.

Ciyaartan oo kamid ahayd world cup (women) oo kasocda dalka germanay ayaa dhacdadan layaabka lahi dhacdey kadib markii xulka dalka sweden oo hal goal iyo waxba kaga adkaadey dalka north korea.

Waakan Video-gii