Sanadka Dhacdadii
13 july 1995 Ratko Mladic madaxweynihii hore ee Serbia ayaa gumaad iyo xasuuq ba’an u geystey muslimiintii ku nooleed Bosnia magalada Srebrenica taas oo keentey in lalaayo boqolaal muslimiin ah oo halkaa ku nool

13 july 2006 xisbullah ayaa afduubatey laba askari oo dhashey dalka isreal, 8 kalane dishey taas oo keentey dagaal dhex mara xisbullaha iyo dawladda Israel, dagaalkaas oo fashiliyey awoodda isreal kuna hungowdey in ey gacanta ku dhigto jabhadda xisbullah

 

13 July 2008 Madaxweynihii dalka masar xusni mubarek iyo madaxweynaha dalka fransiiska Nicole sarakozi ayaa heshiis ku gaadhey magaalada paris, heshiiskan oo looga gundo lahaa sidii ay uhor kici lahaayeen oo umaamuli lahaayeen wadamada ku bahowba badda middeterianka.

 

13 july 1837 Boqoradii dalka ingiriiska Victoria aya uguurtey qasriga ka dhisan magaalada Buckingham, qasrigan oo lagu magacaabo Bukingham Palace. Qasrigan oo ilaa xattan aan ah guriga boqortooyada ingiriiska
13 july 1930 ayaa wadanka uruguey waxa ka qabsoomey oo ka bilowmey wadanka Uruguay koobkii adduunka, koobkaas oo ku guuleysatey isla wadankii martiyey “Uruguay”