Tobabaraha cusub ee naadiga chelsea andreas villa boas ayaa badanaa safi doona didier drogba isaga oo booska uga qaadi doona fernando torres

Tan oo ay kuu caddeyneyso ciyaaraha saaxiibtinimo ee chelsea ciyaartey ayaa waxaa muuqatey in didier drogba oo aad uga fiicanyahay  fernando torres

Waxay kaloo wargeyska daily mirror ee kasoo baxa dalka england uu sheegey in didier drogba uu aad uga maahirsanyahay ciyaaryahanka fernando torres sidaa daraadeedna looga door bidayo

Sidaa daraadeed waxaa iska cad in uu tobabaraha naadiga chelsea uu afka hore dhigi doono didier drogba isaga oo kursi sugaha uu noqon doono fernando Torres