Waxay kuciyari doontaa naadiga realmadrid ee kadhisan caasimadda dalka spain sanadka bilaami doona garamad cas, waa markii 4-aad ee garamad noocan oo kale ah ay samaysato naadigani.

Garamadan oo ah casaan xinjorow ah ayaa waxa uu aad ugu eegyahay garamada naadiga liverpool, waxa qudha ee ay ku kala duwanyihiin waa shirkadda ay xayasiin doonaan, waxaana sameeyey shirkadda Adidas.

Kusii Dhufu ReadMore si aad udaawatid sawarida