fabregas barcelona

Naadiga Barcelona oo kama danbeystii soo xero gelisey ciyaaryahan Cesc Fabregas oo saaka arooryadii ka degey magaalada Barcelona ee dalka spanishka

Horena waxay naadiga arsenal ucadeysey in ciyaaryahanka cesc fabregas uu heshiis cusub lagalay naadiga barcelona oo ahayd magaalidii uu dhalasho ahaan kasoo jeedey

sidoo kale waxa uu maray xarunta caafimaadka, waxaana uu la sexeexdey heshiis dhan 5 sanadood oo udhigma 200 million oo euro.

gebegebadii waxa uu ku danbeeyey garoonka Neo Camp halkaas oo ay iskugu soo bexeen taagerayaal farobadan oo katirsan taageerayaasha naadiga barcelona, waxa kaloo uu qabtey shir jaraa’id.