Daniel Guiza

Naadiga Fenerbahce ee kadhisan Dalka turkiga ayaa ku dhawaaqey maanta in ay iibiyeen ciyaaryahanka Daniel Guiza, Kana iibiyeen naadiga Getafe ee kadhisan Dalka Spanishka wax faahfaahin ah oo farabadan ka bixin lacagta ay ku iibisey.

Daniel Guiza oo ilaa 2008 uciyaarayey naadiga Fenerbahce una dhaliyey 23 goal 62 ciyaaroodna ciyaarey

Daniel Guiza oo kamid ahaa ciyaaryahanaddii ku guuleystey Euro 2008 kii lagu qabtey  dalalka Switzerland iyo Austaria, waxa kaloo uu ku guuleystey ciyaaryahankani gool dhalinta spanishka 2007-2008 waxa uu ku qaadey gooldhalinta 27 goal laakiin nasiib darro kumuu jirin ciyaaryahannadii spanishka ahaa ee ku guuleystey world cup 2010 ee lagu qabtey south africa