Casharka 3-aad

Insha’allahu tacaalaa waxaynu ku dhigan doonaa casharkeena 3-aad waxyaabo asaasi u ah HTMLka, idin siiyo tusaalooyin farabadan oo kamida Luuqadda HTML-ka

HTML HEADING

HTML Heading waxa uu dhaxeeyaa <h1> ilaa <h6>, midba midka uu ka sarreeyo ayuu qoraal ahaanna uga waynyahay, tusaale ahaa <h1> ayaa ugu wayn marka aynu ka hadleyno cinwaanka, waxaana ugu yar <h1>

HTML HEADING

HTML Paragraph

HTML Paragraph waxa uu kuu sahlayaa in aad farta aad habayso oo aad sadar ukala samaysid amarka la isticmaalayaana waa <p> waxaana lagu soo xidhayaa </p>, qoraalka udhexeeya intaas ayuu linemo isku xiga usamaynayaa oo aanu kala dagayn

Tusaale ahaan sidan ku taalla Sawirka bal ila eega

HTML Paragraph