• Raul And Xavi Hernandez

    Real iyo Barca waxay wada kulmeen 216 kulan

  • Real Waxay badisey 86 kulan
  • Halka barca ay kabadisey 85 kulan
  • Waxayna is barbareeyeen 45 kulan

Kulamada ay wadayeesheen league spanishka Laliga

  • 163 kulan ayay wada ciyaareen real iyo barca marka laga hadlayo Laliga-ha
  • RealMadrid waxay badisey 68 kulan
  • Halka Barcelona ay kabadisey 64 klan
  • Barbarruhuna waxa uu ahaa 31 kulan

Marka loo eegayo garoonka neo camp ee Barcelona yaa badis badan

  • Waxay garoonka neo camp kuwada ciyaareen 81 kulan
  • RealMadrid waxay badisey 18 kulan oo qudha
  • Halka Barcelona ay badisey 47 kulan
  • Barbarruhuna waxa uu ahaa 16 kulan
  • Goolasha ay Barcelona kaga dhalisey garoonkeeda waxa weeye 161 gool
  • Halka realmadrid ay ku dhalisey 93 gool

 

Marka loo eegayo garoonka Santiago Bernabue ee RealMadrid yaa badis badan

  • Waxay kuwada ciyaareen 81 kulan
  • Waxay realmadrid badisey 50 jeer
  • Halka Barcelona ay kaga badisey 17 jeer oo qudha
  • Goolasha ay realmadrid ay kudhalisey Santiago bernabue classicoda waa 168 gool
  • Barcelona waxay ku dhalisey 93 gool

 

Ciyaartoygii ugu badnaa ee dhaliya goolal classicodu waayo?

  • Waxa uu ahaa alfredo de steffano oo uciyaari jirey realmadrid qarnigii tagey kuna beegnaa xilliyadii 55 ilaa 70’s waxaana uu dhaliyey classicoda 18 gool waxaa kusoo xiga Raul oo isna uciyaari jirey RealMadrid lehna 17 gool

Ciyaartoygii ugu badnaa ee safta classicada waxa uu ahaa Raul Gonzales oo safety 30 kulan

Ciyaartooyadii usaftey labada kooxood way badnaayeen waxayna gaadhayeen ilaa 28 ciyaartooy se waxaa ugu caansanaa Luis Figo, Eto’o Saviola, Ronaldo, Luis Enrique, Hilario iyo chuzter