ALberto Aquilani

Ciyaaryahanka naadiga juventus iyo xulka dalka Italy alberto aquilani ayaa ku fasirey noqoshada magaalada Liverpool ineyna wax dhibi ahi kujirin

Alberto aquilani oo sannad amaaha kula joogey naadiga juventus siina jecleysanayey in uu kusii nagaado magaalada torino ayaa waxa ka yeeli weydey naadiga mulki ahaan u leh ciyaartoyga

Alberto Aquilani oo muujiyey xilli ciyaareedkii dhamaadey ciyaar tayadeedu sarreyso ayaa waxa uu ku noqon doonaa sanadkan bilaami doona naadiga Liverpool.

Aquilani oo arrintan kahadleyna waxa uu yidhi “magaalada liverpool waxaan ku noqon doonaa aniga oo jecleysanaya … wax dhibana uma arko in ley diido juventus … warka sheegayana ee ah aquilani dooni maayo England wax jira maaha”