Mario Santana

Naadiga Naopli oo ku sheegey websitekeeda gaar ah in ey lasoo wareegtey ciyaaryahanka u dhashey dalkaargentinauna ciyaari jirey naadiga fiorentina ee dalka talyaaniga ka dhisan, ciyaaryahankan oo napoli kula soo wareegtey lacag la’aan ayaa noqonaya ciyaartoygii saddexaad ee kusoo biira naadiga napoli intii lagu guda jirey suuqa kala iibsiga ciyaartooyada.

Naadiga Napoli muu sii faahfaahin ciyaartoygan mushaharka uu qaadan doono iyo inta sane ee uu lajoogi doono.

Mario santana waxa uu ka bilaabey kubadda cagta naadiga san lorenzo ee kadhisan dalkaargentinawaxa kaloo uu uciyaarey naadiyaasha kala ahPalermo, Kievo iyo weliba fiorentina ee hadda laga soo iibsadey.